news@caynaba.com    


Audio News
BBCSomali.com
11:00 GMT
14:00 GMT
18:00 GMT

Radio Hargeisa
Radio Golis
Radio Waaberi
Radio Horyaal

 
 



POETRY

DAARAAN KICIYE : BY SAGAL CALI

WAA SILSILAD SUUGAAMEED UU BILAABAY MAX'D AW CALI CARTAN

1.Cartan 2.Mubarak 3.Cartan 4.Mubarak 5.Cartan
6.Mubarak 7. Sagal 8. Fahmo 9..Cartan 10. Sagal
11.Mubaarak 12. ahmo 13. Cartan 14. Mubaarak 15.Saleebaan
16. Cartan        
         
Waxaan halkan doonayaa inaan waxoogaa talo,ah ugasoo jedioyo saaxiibka lagu naanayso Haldeeq ee maansooyinka jacaylka,ahi ay biyo dhigeen isaga iyo sxb ka ujawaaba ,ee Mubaarik Qoor ubaxay

DADA MAAN SO DEELAYDA GABAY, TANI IYO DUUFAAN LE
DANI IGAMA GELIN INAN DAALACDOON, DOCADOCEEYAAYE
HADBA ANIGA OO DAAYEY BAY, QAAR DAB RIDAYAANE
DAADEHEEYE IYO BAY MARSHAAN, DAARAN KICIYAAYE
MARKAASAAN DARUURAHA CIRKA IYO DIRIR KAFAALOONE.

DOOYAHA CISHQIGA IYO HADUU CAASHAQ IDIN DAARAY
HADII UU HALDEEQOOW DUGSI, IYO DEBEDA KUU DIIDAY
DAHABADAAD JECLAATAYNA HADUU, DAA'IRADO SAARAY
DEG DEGSIINYO WAXA LAGU HELAA, WARARKA DOORKA AHE
HADII AANAY DOCDII AY JIRTOBA, WARARKA SOO DAYNIN
DAMBI MAAHA WIIKALE INAY, SHEEKO DERIYAANE
DANIGABA KASAAR WAA HAWEEN, DIB U FAQOODIIYE.


TALOSE DIHIN WAXAA LAGA DAYAA, NIMANKA DOORKA AHE
DERIS REER LAYAAL IHI, MALAHA DOCADOCAYNTEEDE
DAWA KALENA ANIGAA HAYOO DAWLADAA JIRA.



Sagal Cali
sagal010@hotmail.com
 
Caynaba News kama masuul aha afkaarta ay xanbaarsan yihiin qoraallada ay akhristayaashu fekerkooda ku cabbirayaan.

Habaarqabihii 3 aad ee Somalia ka kaca (new)

XASUUQ

Xasuuqan Ulakac ah

 

 

 


Somaliland History

 
 


Caynaba News © 2005.