news@caynaba.com    
Top Sites


Audio News
BBCSomali.com
11:00 GMT
14:00 GMT
18:00 GMT

Radio Hargeisa
Radio Golis
Radio Waaberi
Radio Horyaal

Suugaan
Hoyga Suugaanta
Aftahan
Farshaxan

Somaliland Links

Sanaag Web
Somalilandorg
Radio Somaliland
Hadhwanaag News
Somalilandtoday
Halgan News
Qarannews
Sooyaal News
Togdheer News
Somalilandnet
Somalilandfuture
Somalilandcenter
Somaliland Law
Iftin News
Golis News
Haatuf
Jamhuuriya
TV S/land Europe
Hargeysa News
Reddsea-Online
SOPRI
Togdheer Sports
Somaliland Ed


Somali Links

Maxkamadaha
Wadanka News
Hornafrik News
Waaga Cusub
Shabelle.net
D a l k a

 
 

Silsilad Suugaameed
Gufaaco - M X Cabdulle
Gubtahanyo -M C Haldeeq

Thursday, October 5th, 2006

Xasuuqan xeerkee dhigaya

Soomaalida iyo adduunku maxay uga aamusan yihiin Xasuuqa Majeerteeniya ay ka waddo badda cas. TOloow miyaanay cid layn, miyaanayse jirin cid islaamnimo ugu damqataa.

Cashiiriyo miyaanay lahayn ciidamo u hiisha
Cidna miyaanay kaga yaabahayn waa calool xumoe!

In ku dhow 5 kun oo qof bay baxaarida Majeerteeniya intay lacag ka qaateen una ballanqaadeen inay Yemen geynayaan ayay si xoog ah oo qori caaradiis ah ugu daadiyaan badhtamaha badda cas qofkii diida inuu is halaagona waxa loo beretensiiyaa rasaas loola diyaar yahay.

Tallaabadan bahalnimada ah wax ka qiiroodaa miyaanay jirin! Aaway culimo-ku-sheegtii Putiland? Aaway waxgaradkii Majeerteen, maxay heshiish uga noqdeen xasuuqan qorshaysan ee dadka masaakiinta ah ee u martida ah lagu hayo?

Aaway Maxaakiimta Islaamiga ah ee xumaha inay ka diiraan lana dagaalaan duubka u xidhay? Aaway Soomaaliyi? Maxaa loogu danqan waayey meydka bahaluhu ku boobayaan badda dhexdeeda? Miyaanay ka qiiroon sawirrada meydka fuursan ee xeebaha Yemen ku soo caaryaya ee kalluumaysatada carabta shebegga ay ku jillaabtaan u soo raacaya?
Bishii September dhamaadkeedii ayuu dhacay xasuuqii u danbeeyey oo ay ku naf waayeen dad lagu qiyaasay 90 oo intooda badan Yaxaas-Badeed ku hiigay badda cas.

Waa aamus doqonniimo dhala, edebta qaarkeede.

Soomaali, Muslin, iyo caalamkoo idili waa ka hiishey meydadka dadka aan waxba galabsan ee hirka Badda Casi hadba doc u dillaaminayo!

Dadkii waa xasuuqeen hadday fursad u helaanna mid kama reebayaan, halka ay dalkiina kula saaxiibeen xabashi hadba doc ka salaaxata oo sidii haween raali ah waxay doonaan u yeelaan si ay mar uun wax u xukumaan. Xukunka waxa lagu helaa xirfad (Aqoon) iyo xooge waa koox labadabaasba ka abaarsaday oo doonaya in nejis Xabashi ahi u maxlalo Maandeeq.

Haddii makhluuqaadkii iska indha-saabeen xasuuqan, Waxan ogahay oo xaqiiqa ah in Waxwalba ogaha Rabbigeen uusan dadkan illoobin ee uu wixii dhibkan u geystey halaajinayo ayagana janno ku samirsiinayo. Allaahu Akbar.

 

 


Love Letters
Boqor Cisman's Love letter to Filonardi

Warqaddii Suldaan Cali Yuusuf u diray Filonardi.
XASUUQ

Xasuuqan Xeerkee dhigaya!

 

 

 


Koox ka mid ah ilaalada Yuusuf oo Isku xaaray.

BUUG CUSUB

Buug suugaameedka "Halqabsi" waxad ka helaysaa murtidii Abwaan Max''ed Aw Cali Cartan. Waxad ka heli kartaa
More contents coming
 

 

Somaliland History

Somaliland - Wikipedia

Taariikhda Saylac, Berbera iyo Sheekh

The First footsteps in East Africa; by Richard burton

The origin of Jabarti Somal

The Somali Ethnic Group and Clan System: By Jack L. Davies

Journal of Adventures in Somali Land; By John Hanning Speke

The Somali Community in the Port of London

 


 

 
 

 
 
 


Caynaba News © 2005.