news@caynaba.com    
Top Sites


Audio News
BBCSomali.com
11:00 GMT
14:00 GMT
18:00 GMT

Radio Hargeisa
Radio Golis
Radio Waaberi
Radio Horyaal

Suugaan
Hoyga Suugaanta
Aftahan
Farshaxan

Somaliland Links

Sanaag Web
Somalilandorg
Radio Somaliland
Hadhwanaag News
Somalilandtoday
Halgan News
Qarannews
Sooyaal News
Togdheer News
Somalilandnet
Somalilandfuture
Somalilandcenter
Somaliland Law
Iftin News
Golis News
Haatuf
Jamhuuriya
TV S/land Europe
Hargeysa News
Reddsea-Online
SOPRI
Togdheer Sports
Somaliland Ed


Somali Links

Maxkamadaha
Wadanka News
Hornafrik News
Waaga Cusub
Shabelle.net
D a l k a

 
 

Silsilad Suugaameed
Gufaaco - M X Cabdulle
Gubtahanyo -M C Haldeeq

GEERI NAXDIN LEH : INAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN

Thursday, October 26 th, 2006

INNAA LILAAHI WAA INAA ILAYHI RAAJICUUN

Anigoo ah Maxamed Muuse Cali Cawad waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa dhammaan qoyskii iyo eheladii uu ka baxay Marxuum Saleebaan Ducaale Cawaale oo ku geeriyooday magaalada Berbera bishii Octoobar 25keedii, 2006. Waxaana Ilaah uga raajeynayaa in uu ILaahay Janadii Fardawsa ka waraabsho. AAMIIN AAMIIN AAMIIN

Inaa li laahu wa inaa ileyhi raajicuun
Annaga oo kala ah dadka hoos ku qoran waxaanu tacsi udiray naa qoyskii qaraabadii eheladii asxaabtii iyo dhamaanba waxgaradka rer somaliland ee uu ka geeriyooday marxuum [SALEEB DUCAALE CAWAALE] marxuumka ilahay naxariistii jano haka waraabiyo eheladii asxaabtii iyo qoyskii uu ka geeriyoodayna samir iyo iimaan ale haka siiyo Aamiin aamiin aamiin
jamaal maxamuud jaamac iyo xaskiisa
axmed saleebaan galaydh iyo xaaskiisa
saleeban maxamed salaad iyo xaaskiisa
sahal daahir qodax iyo xaaskiisa
xaawa obsiiye dhun kaal
aadan xasan warsame
maxamed jaamac xirsi=kismaanyo
maxamed shuuriye maxamuud
hooyo sahra xawaadle x maxamed
aabe maxamuud jaamac ciise

waxaanu dhamaantayo marxuumka ilahay uga bar yaynaa inuu naxariistii jano ilahay ka waraabiyo intuu ka geeriyoodayna samir iyo iimaan ale haka siiyo Aamiin aamiin aamiin
Kulu Nasinl daa' iqatul mowt
 
Waxaanu tacsi u diriynaa qoyskii, asxaabti iyo ehelkii marxuun Suleeman Ducaale Cawaale oo ku geeriyooday Berbera Oct 25th. Ilahay isna Janada ha ka waraabiyo samir iyo iman eebe ha inaga siiyo dhamaanteen.

Awil Abdi Ali(Dhegjar)
Fuad Hussein Sahel
Ismail Ahmed Ali
Abdi Abdullahi Xirs
Jama Suleman Alaleh
Ibrahim Aw Yussuf
Saciid Maxamuud Diriye

Waxay kala joogaan Mareekan, Canada iyo Abu-dhabi


AwilAli@hotmail.com
 
Inaalilaahi Waa inaa ilaahu Raajucuun!
Aniga oo ah Mubarik Haji Hassan Suufi iyo Hassan Cabdi H. Maxamuud
 
Waxaanu Tacsi U dirayaa Qoyska  Reer  Ducaale Cawaale   oo dhan.
 
Waxaanu ilaahay uga baryayaa Adeerkayo,  Saleebaan Ducaale Cawaale, oo ahaa  Geesi  aanu mar walba ku faano aanan marnaba ilaawi karayn wanaagiisa iyo Aqoontiisa, inuu ilaahay janatul fardowsa ka waraabiyo!!! AAMIIN  AAMIIN  AAMIIN.
 
Inagana samir iyo iimaan  ilaahay inaga siiyo( KULUNAFSUN DAAIQATUL MOWD}
Mubaarig Haji Hassan (suufi}
suufi1@yahoo.com  Minneapolis,  MN  U.S.A
"INAA LILAAHI WAA INAA ILAYHI RAAJICUUN"
Waxaanu halkan tacsi uga diraynaa geridii naxdinta lahayd ee ku timid marxuun SALEEBAAN DUCAALE CAWAALE oo ku geeriyooday 25/10/2006 magaalada Berbera 
 
Siciid dhooble guuleed
Saleebaan siciid xasan
Ciise yuusuf diiriye
Maxamed abokor x/siciid
Sahal axmed cali
Ismaaciil jaamac qodax
Cismaan axmed cali(dheere)
Cabdi daahir qodax
Cabdi obsiiye dhunkaal
Sahal daahir qodax
Maxamuud axmed jaamac(saxar)
Maxuud jaamac qodax
Yaasiin xasan c/laahi
C/laahi cali ibraahim
C/qaadir axmed reygal
Yaasiin faarax jees
Jaamac ismaaciil saleebaan
Khadra jaamac kediye
Xaawa aadan abokor
Xaali xaaji warsame
Xaawa obsiiye dhunkaal
Sahra saleebaan reygal
 
Dhamaan dadkaas oo ku nool dalka ingiriiska waxaanu leenahay ehelkii iyo qaraabadii,asxaabtii uu ka geeriyooday samir iyo iimaan isagana naxariis jano
A-A-M-I-I-N

Saeed Mohamed : saeed939@yahoo.com

 

Haddaannu nahay bahda Caynaba News waxaan marxuumka, Saleebaan Ducaale Cawaale, Ilaahay uga baryaynaa inuu jannadiisa Firdowsa ka waraabiyo, qoyskii, eheladii, qaraabadii, iyo asxaabtii uu ka geeriyoodayna uu samir iyo iimaan ka siiyo. AAMMIIIIIIIIIIIN. AAMMIIIIIIIN

 
 
 
 
 


Love Letters
Boqor Cisman's Love letter to Filonardi
Warqaddii Suldaan Cali Yuusuf u diray Filonardi.

XASUUQ

Xasuuqan Xeerkee dhigaya!

 

 

 

Koox ka mid ah ilaalada Yuusuf oo Isku xaaray.

BUUG CUSUB

Buug suugaameedka "Halqabsi" waxad ka helaysaa murtidii Abwaan Max''ed Aw Cali Cartan. Waxad ka heli kartaa
More contents coming
 

 

Somaliland History

Somaliland - Wikipedia

Taariikhda Saylac, Berbera iyo Sheekh

The First footsteps in East Africa; by Richard burton

The origin of Jabarti Somal

The Somali Ethnic Group and Clan System: By Jack L. Davies

Journal of Adventures in Somali Land; By John Hanning Speke

The Somali Community in the Port of London

 


 

 
 

 
 
 
 
 


Caynaba News © 2005.