|
Beenin Baaq.
Baaq
lagu soo sooray Websiteka shabakada Caynaba maalintii ciida ee
Isniintii 23/10/06, kaa soo lagu tixraacayay waraysi uu wargayska
Geeska Afrika la yeeshay Boqor Cismaan Aw-Maxamuud, ayna soo saareen
dad isku sheegay inay yihiin Aqoon yahanka iyo waxgaradka Beesha
Habar-Jeclo Sanaag-Bari????. Waxaanu war-galinaynaa
cid walba oo danaynaysa in bayaankaasi ahaa mid been-abuur ah oo aan
dhamaan odayaasha iyo waxgaradkaasi waxba ka ogayn baaqaa lagu qoray
websitka shebakada Caynaba. Waxayna odayaahsaas iyo wax-garadkaasi
codsanayaan in ay is-cadeeyaan wixii baaqaa qoray.
-
Xusseen Ibraahim Jamac (Dhimbiil)
-
Caaqil Siciid Wayrax
-
Saleebaan Faarax
-
Mustafe Cumar Yare
-
Axmed Mire Wayrax
-
Faarax Cilmi Cali
-
Cismaan Axmed Cali
-
Axmed Saleebaan Faarax
-
Siciid Xasan Ciid
-
Cismaan Aw-Aadan
-
Mubaarak Aw-Aadan Jaamac
-
Cabdi Cali faarax
-
Dr Cismaan Degele
-
Maxamed Huseen Warsame
-
Aadan Ali Yuusuf
-
Yaasiin Jaamac Diiriye
-
Rashiid Dhuub Cilmi
-
Siciid Cilmi raage
-
Cumar Xuseen Maxamed
-
Mustafe Ismaaciil Ibraahim
-
Mardaadi Dayuur Raage
-
Maxamed Siciid Jaamac (Xiin)
-
Rashiid Bulaale Faarax
-
Maxamed Caabi Digaale
-
C/Kariin Caabi Digaale
-
Cumar Caabi Digaale
-
Faysal Jaamac Cabdi
-
Mustafe Jaamac Cabdi
-
Ibraahim Saleebaan Yuusuf
-
C/Risaaq Saleebaan Yuusuf
-
Khadar Cimi Cali
-
Faysal Abokor Xasan Dhunkaal
-
Xasan Qaalib Cabsiiye
-
Saalax Maxamed Diiriye.
By: Axmed Xaaji Saleebaan, Sheffield, UK. |