news@caynaba.com    
Top Sites


Audio News
BBCSomali.com
11:00 GMT
14:00 GMT
18:00 GMT

Radio Hargeisa
Radio Golis
Radio Waaberi
Radio Horyaal

Suugaan
Hoyga Suugaanta
Aftahan
Farshaxan

Somaliland Links

Sanaag Web
Somalilandorg
Radio Somaliland
Hadhwanaag News
Somalilandtoday
Halgan News
Qarannews
Sooyaal News
Togdheer News
Somalilandnet
Somalilandfuture
Somalilandcenter
Somaliland Law
Iftin News
Golis News
Haatuf
Somalilandtalk
TV S/land Europe
Hargeysa News
Reddsea-Online
Waridaad
Garadag Online
Ceel-Afweyn
Tuuruus

SOPRI
Togdheer Sports
Somaliland Ed


Somali Links

Maxkamadaha
Wadanka News
Hornafrik News
Waaga Cusub
Shabelle.net
D a l k a

 
 

Silsilad Suugaameed
Gufaaco - M X Cabdulle
Gubtahanyo -M C Haldeeq

U hiili walaalkaa markuu gardaran yahay By: Ahmed Yuusuf Duale

Saturday, November 18th, 2006

Waxan aad iyo uga xumahay wixii Berbera ka dhacay, waxana ka mas-uul ah Dawladda
- Waxan aad ugu damqanayaa ardayda iyo dhalinyarada rasaasta loo nacay
- Waxan isweediiyey yaa ku ladan nabada iyo noloshan miisaanku ka lumay
- waxan garanwaayey ninka gardaroonaya iyo kan laga gar-daranyahay ee labaduba ooyayaan
- Waxa iga degi-waayey waxa Daahir ka maqan ee kalifey in dadka lagu laayo.

Su'aalahaas iyo damiirkaygii oo markhaatiyo haysta ayaa isdeen-waayey dabeedna waxa ka dhashay sidan,
- Dadka af-Somaliga ku hadla waxay talo moodeen inay ku macneeyaan masiirkooda nololeed waxa maanta ka jira dhulka ay degaan waana sidan ee bal u fiirso.

- Ciise wuxuu Jabuuti ka hirgeliyey Dawlad ay hogaan u noqdaan inta taariikhdu ogolaato waanay ku hagaasanaayeen anna waan ku hambalyeeyey.

- Daarood wuxuu si badheedha ugu dhawaaqay Dawlad Goboleed laga hogaansho Majeerteeniya markay suura geliyeena waxay dacal goosteen Somaliland damac kalena waa u weheshaayoo waa doqonkii Cabdullaahi Somaliba ha' dul fuulo

-Hawiyena dedaalyoo diina waa ku dhawaaqay dalna wuu hantiyey duur-xulkiisuna waa duub u qaado Dadkoo dhan

-Ugaadeen iyo Absamoo dhamina Kilka shanaad ka dad sheegte.

Waxaa ay qabaa-ilka Somaliyeed tashadeen ee aan sida kooban uga sooo sheekeeyey qolaa diidey waxana la' yidhaahdaa Reer Shiikh waa dad karaamaysanoo dulmigaanay dugsan. Waxay u soo dagaalameen inay xoreeyaan waxa maanta loo yaqaan Jamhuuriyada Somaliland naf iyo maal waxay dhaqayeen mudo ka badan 400 afar-boqol oo gu' waxay dhaafsadeen magacaa waxayna si niyad wanaag ah ugu doorteen ninkii iyaga laynayey kii u daacadda ahaa waana DAAHIR RIYAALE KAAHIN.

Bal dhugo dhacdadan markii uu dhintay Alla haw naxariistee Maxamed Ibrahim Cigaal watii si buuxda oo mug leh loo xil huwiyey Mudane Daahir waanu ku faraxnay waana hanbalyeeyey anigu si niyad ah oo samac iyo daacad baan ugu toba rucay waxase qosol iyo xikmad iyo lama filaan lahayd, waxanu ku kulanay maalmahaas magaaladan London nin aanu sheeko wadaag lahayn oo Habar-Gidirna markaasuu wuxu yidhi waar maxaa u doorateen ninkii shalay idinla dagaalamayey, waxan ku idhi waayo? sow dhulka ma' wadaagno taa horena waa laysa-saamaxay, intuu madaxa ruxay buu wuxu yidhi AAR HADAAN SIDAAS MOODAYNO MARKUU CAYDIID DHINTAY BAANU
C/RAXMAAN TUUR SAARI LAHAYN, AAR HOOY WAA NAGA ROONTIHIIN BUU KU CALAA-CALAY.

Wax bed qaba dalkaa dhan waxa loogu yimid laba meelood midi waa madaxtooyada oo Daahir baa ku shaxa ninkii il qaloocan ku eegana irmaantuu qaadayaa maanta ta kalena waa weelkii shidaalka ama HAAMIHII BERBERA wuxuu dhaar ku maray indheheenoo shan iyo tobana ayuu yidhi waxna kuma shuban kartaan wadaan kama darsan kartaan.

Ma' tirin karo mana tilmaami doono wixii madaxweyne Dakhar geestey waayo waxan u dhaafyaa suxufiga iyo saxaafadda ayaa keydinaya mana filayo dayacaan sidii Odayaasheena.

Ma' ilaawsani wuxuu mudaneheenu abaaldarro iyo aduun urusi ku jiro, mana rabo weliba inaan ka cad-goosto ee caqliga yaa u dabaala.

Beesha madaxweynuhu ka sooo jeedo waxan leeyahay waar ERGAANU NAHEE NAGA QABTA. HADAA YEELI WEYDAAN WAA LA' QABTAAN, ISMANA QABATAAN EE WAXAANU MUSHKATI KANAHAY DAYAC, DULMI, DAAWASHO, DEGEL-FUJIS, DUUNYO URUSI, DOORASHOOYIN LA' LAALO, DOQONIIMO SAXEEX IYO DALKA YAA-ILA WADAAGA, OO MICNEHEEDU YAHAY ( CAARKEEDA ANIGAA KUDEE YEYGA CELINAAYA)

Wuxuu Nebigu yidhi CSW (U HIILI WALAALKAA HADUU GARDARANYAHAY IYO HADII LAGA GARDARANYAHAYBA) Waxay weediiyeen asxaabtu Nebiga CSW u hiili garanay marka laga gardaranyahaye' kolkuu gardaranyahay sidaanu ugu hiilinaa? wuxuu ku jawaabey gar-darda ka qabo walaalkaa.

WAXAN LEEYAHAY WAAR HOOY KA QABTA GARDARADA WAAR HOOY BELAAYADA LOOMA YEEDHO EE WAA LAYSKA NABAA WAAR HOOY CANAADKAN, IYO HA' U BIXIN IYO IS AFUUKANU WAA CUDUR DAWADIISUNA IGA DHAAR WAA CIRKAA.

Waxan raacinayaa fariintii shacabka Culimo,Cirroole, Caruurba iyo cabbiraha waa shaacirka e' wuxu yidhi nebigu CSW ( BELAAYADA WAXA LOO WAKIISHAY CARRABKA BINU AADAMKA) Nuxurka ama fahamku waxa weeye waxaa ilaahay weydiisataan inagoon waxba u geesan in Illaahay inaga qabto oo eebe ku afjaro fitnada iyo belaayoonyinka uu ooda ka rogayo.

Somaliland hanoolaato,

Ammmaano Alla
Ahmed yussuf dualeh, London,
huluulyare@yahoo.co.uk
 

Caynaba News kama masuul aha afkaarta ay xanbaarsan yihiin qoraallada ay akhristayaashu fekerkooda ku cabbirayaan.

Xaawo Xusen Xandulle oo maamulka Majeerteeniya xaqdarro ku haysato

Habaarqabihii 3 aad ee Somalia ka kaca (new)

XASUUQ

Xasuuqan Xeerkee dhigaya!

 

 

 


BUUG CUSUB

Buug suugaameedka "Halqabsi" waxad ka helaysaa murtidii Abwaan Max''ed Aw Cali Cartan. Waxad ka heli kartaa
More contents coming

Somaliland History

THE ISAQ SOMALI DIASPORA AND POLL-TAX AGITATION IN KENYA

"Memoir on the Western Edoor Tribes.." - By Lieutenant C.J. Cruttenden

Malao - Berbera as possible Capital of 'The Other Berberia' (Ancient Somaliland)

Postal and Monetary History of British Somaliland - By Marc Van Daele

Immigration and Emigration - South East Wales

A Seafaring Tale - By Isman Hassan Ali

Somaliland - Wikipedia


Taariikhda Saylac, Berbera iyo Sheekh

The First footsteps in East Africa; by Richard burton

The origin of Jabarti Somal

The Somali Ethnic Group and Clan System: By Jack L. Davies

Journal of Adventures in Somali Land; By John Hanning Speke

The Somali Community in the Port of London

Warqaddii Suldaan Cali Yuusuf u diray Filonardi.

Warqaddii Boqor Cisman ku baryayey  Filonardi


 
 

 
 
 


Caynaba News © 2005.