news@caynaba.com    
Top Sites


Audio News
BBCSomali.com
11:00 GMT
14:00 GMT
18:00 GMT

Radio Hargeisa
Radio Golis
Radio Waaberi
Radio Horyaal

Suugaan
Hoyga Suugaanta
Aftahan
Farshaxan

Somaliland Links

Sanaag Web
Somalilandorg
Radio Somaliland
Hadhwanaag News
Somalilandtoday
Halgan News
Qarannews
Sooyaal News
Togdheer News
Somalilandnet
Somalilandfuture
Somalilandcenter
Somaliland Law
Iftin News
Golis News
Haatuf
Somalilandtalk
TV S/land Europe
Hargeysa News
Reddsea-Online
Waridaad
Garadag Online
Ceel-Afweyn
Tuuruus

SOPRI
Togdheer Sports
Somaliland Ed


Somali Links

Maxkamadaha
Wadanka News
Hornafrik News
Waaga Cusub
Shabelle.net
D a l k a

 
 

Silsilad Suugaameed
Gufaaco - M X Cabdulle
Gubtahanyo -M C Haldeeq

Kolanyo ka mida cadawga Tigre-ga oo 4 gaadhi laga gubay!

Sunday, November 19th, 2006

Kolanyo ciidamo Tigre- ah oo marayey Berdaale ayaa miino loo dhigay ka galaafatay 6 Amxaar halka ay ugu yaraan 20 kalena ku dhaawacmeen. Laba gawaadhida dagaalka ah oo ay Tigre-gu lee yihiin ayaa halkaa ku shuf beelay halka laba kalena la sheegay inay geddoomeen.

Warkan oo ay qoortay jariidadda Herald Tribune oo soo xiganaysa "Associated Press" waxay intaa ku dartay in markii miinadu qaraxday ay ciidamadaasi la kulmeen tacshiirad uga timi maleeshiyo deegaanka ah oo ku xidhan midowga Maxaakiimta. Isku dhacan ayaa hadduu xaqiiqoobo noqonaya dhiiggii Tigre ee ku daata ciidda Soomaaliya iyadoo la filayo, idamka Alle, inay sida ayaxa ugu le'daan masraxa dagaalka Bakool iyo Baay.

Ciidamadan Xabashida ayaa sida la sheegay soo gaadhay magaalada Baydhaba oo ay beryahan danbeba ay askarta Tigre-ga iyo habro iyo caruur ay wataanba ku soo qulqulayeen.

Sarkaal u hadlay Maxaakiimta ayaa caddeeyey in TIgre-ga laga baabi'iyey 4 gaadhi laakiin ay arrintaas ka danbeeyeen maleeshiyo deegaameed ka gadooday tima-xunta dalkooda ayagoon cidi u fasixin sida joogtada ah u soo gelaya.

"Waxa dhacay laba qarax oo ay ku xigtay tacshiirad xoog leh oo la is weydaarsaday" ayuu yidhi ruux shaahid u ahaa dhacdadan oo magaciisa qariyey.
Caynaba News kama masuul aha afkaarta ay xanbaarsan yihiin qoraallada ay akhristayaashu fekerkooda ku cabbirayaan.

Xaawo Xusen Xandulle oo maamulka Majeerteeniya xaqdarro ku haysato

Habaarqabihii 3 aad ee Somalia ka kaca (new)

XASUUQ

Xasuuqan Xeerkee dhigaya!

 

 

 


BUUG CUSUB

Buug suugaameedka "Halqabsi" waxad ka helaysaa murtidii Abwaan Max''ed Aw Cali Cartan. Waxad ka heli kartaa
More contents coming

Somaliland History

THE ISAQ SOMALI DIASPORA AND POLL-TAX AGITATION IN KENYA

"Memoir on the Western Edoor Tribes.." - By Lieutenant C.J. Cruttenden

Malao - Berbera as possible Capital of 'The Other Berberia' (Ancient Somaliland)

Postal and Monetary History of British Somaliland - By Marc Van Daele

Immigration and Emigration - South East Wales

A Seafaring Tale - By Isman Hassan Ali

Somaliland - Wikipedia


Taariikhda Saylac, Berbera iyo Sheekh

The First footsteps in East Africa; by Richard burton

The origin of Jabarti Somal

The Somali Ethnic Group and Clan System: By Jack L. Davies

Journal of Adventures in Somali Land; By John Hanning Speke

The Somali Community in the Port of London

Warqaddii Suldaan Cali Yuusuf u diray Filonardi.

Warqaddii Boqor Cisman ku baryayey  Filonardi


 
 

 
 
 


Caynaba News © 2005.