news@caynaba.com    
Top Sites


Audio News
BBCSomali.com
11:00 GMT
14:00 GMT
18:00 GMT

Radio Hargeisa
Radio Golis
Radio Waaberi
Radio Horyaal

Suugaan
Hoyga Suugaanta
Aftahan
Farshaxan

Somaliland Links

Sanaag Web
Somalilandorg
Radio Somaliland
Hadhwanaag News
Somalilandtoday
Halgan News
Qarannews
Sooyaal News
Togdheer News
Somalilandnet
Somalilandfuture
Somalilandcenter
Somaliland Law
Iftin News
Golis News
Haatuf
Somalilandtalk
TV S/land Europe
Hargeysa News
Reddsea-Online
Waridaad
Garadag Online
Ceel-Afweyn
Tuuruus

SOPRI
Togdheer Sports
Somaliland Ed


Somali Links

Maxkamadaha
Wadanka News
Hornafrik News
Waaga Cusub
Shabelle.net
D a l k a

 
 

Silsilad Suugaameed
Gufaaco - M X Cabdulle
Gubtahanyo -M C Haldeeq

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland oo ka hadlay eedayntii Wasiirka Warshadaha.

Sunday, November 19th, 2006

(Hargeisa ): Mudane Yaasiin oo shalay shir jaraa'id qabtay ayaa isagoo u duurxulaya Wasiirkii eedaynta u soo jeediyey yidhi "....Ma rabo inaan arrintaa ka sii hordhaco oo baadhis ayaa ku socota, ciddii ay fadhiisatana talada ayaa laga qaadayaa”.

Wasiirka Warshadaha ayaa eedayn ku aaddan Iskaraabka wershadda Sibidhka ee Berbera ee mudaaharaadku ka dhacay u saariyey Madaxweyne Ku Xigeennka.

Mr Yaasiin oo hadalkiisa sii wata ayaa wax laga naxo ku tilmaamay mudaharaadkii ay shacabka magaalada Berbera ay cagta ku mariyeen xafiisyada dawladda ee loogu adeego bulshada. Mudane yaasiin waxa uu yidhi "...waa arrin laga naxo marka hore sababta oo ah, dadkeenu waa inay fahmaan dadku way mudaharaadi karaan oo waxy sheeganayaan way sheegtaan, iyagoon waxba jajabin. Waxaan u sheegayaa shacbiga reer Somaliland, Saaxil ama meel kale ha ahaatee hantida taala xafiisyada dawlada umada ayaa leh, ninka xafiisyada fadhiyaa ma lahaa ee Decdoment, aduunyada waxa la kala dhaxlaa qarniyo”.

Mudane Yaasiin wuxuu xaqiijiyey in horeba Warshadda sibidhka loo bililiqaysan jirey oo xataa Warshaddii sibidhka ee Diredhaba lagu kiciyey qalab laga qaaday tan Berbera " horta bahasha dhaawaceeda xooga weyn inaga ayaa gaadhsiinay oo waatii lagu kiciyey wershadii sibidhka ee Diridhab(Itoobiya)”

Mudan Yaasiin ma dafirin inuu qayb ka ahaa dhoofinta Iskaraabka ee Warshadda hase yeeshee waxa uu sheegay inay isla ogaayeen Daahir Riyaale ayna ugu danaynayeen 10% mujaahidiinta Sooyaal ee Berbera. Isagoo arrintaas ka hadlayana wuxu sheegay
"“ Arrintan la leeyahay iskaraab ayuu ka dhacay, hadaan ka waramo iskaraabku waxa uu socday muddo laba sanadooda, hadaan tayda ku soo uruuriyo, niman la yidhaahdo mujaahidiinta Sooyaal (Berbera) ayaa muddo cabanayey, waxaana lagu yidhi soo mara dariiqa sharciga hadaad wax doonaysaan, dabcanway soo mareen ganacsiga iyo maamulkii saaxil dhamaantoodba, aniga way ii yimaadeen iyagoo wataa Suldaan Maxamed Suldaan Axmed Sheekh, waxay yidhaahdeen waa nala tuseeyey maadaama iskaraabka la bilaabay lagu balanqaaday 10% in xashiish ahaan loo siiyo degmada Berbera iyo Sooyaal Arrinkaasi uu dhicin ayey yidhaahdeen, markii aan sharciga dhameysanay waxa soo baxay wareegto madaxweyne oo joojinaysaa iskaraabka oo dhan, waxaan ku idhi anigu digreeto madaxweye burinmaayee, aan madaxweynaha amar idiinka soo qaado idinkuna (mujaahidiinta) hadaad leedihiin wax ayaan qabanaynaa, sidaa ayaan aniga iyo suldaanku madaxweynaha ugu tagnay”
Caynaba News kama masuul aha afkaarta ay xanbaarsan yihiin qoraallada ay akhristayaashu fekerkooda ku cabbirayaan.

Xaawo Xusen Xandulle oo maamulka Majeerteeniya xaqdarro ku haysato

Habaarqabihii 3 aad ee Somalia ka kaca (new)

XASUUQ

Xasuuqan Xeerkee dhigaya!

 

 

 


BUUG CUSUB

Buug suugaameedka "Halqabsi" waxad ka helaysaa murtidii Abwaan Max''ed Aw Cali Cartan. Waxad ka heli kartaa
More contents coming

Somaliland History

THE ISAQ SOMALI DIASPORA AND POLL-TAX AGITATION IN KENYA

"Memoir on the Western Edoor Tribes.." - By Lieutenant C.J. Cruttenden

Malao - Berbera as possible Capital of 'The Other Berberia' (Ancient Somaliland)

Postal and Monetary History of British Somaliland - By Marc Van Daele

Immigration and Emigration - South East Wales

A Seafaring Tale - By Isman Hassan Ali

Somaliland - Wikipedia


Taariikhda Saylac, Berbera iyo Sheekh

The First footsteps in East Africa; by Richard burton

The origin of Jabarti Somal

The Somali Ethnic Group and Clan System: By Jack L. Davies

Journal of Adventures in Somali Land; By John Hanning Speke

The Somali Community in the Port of London

Warqaddii Suldaan Cali Yuusuf u diray Filonardi.

Warqaddii Boqor Cisman ku baryayey  Filonardi


 
 

 
 
 


Caynaba News © 2005.