news@caynaba.com    
Top Sites


Audio News
BBCSomali.com
11:00 GMT
14:00 GMT
18:00 GMT

Radio Hargeisa
Radio Golis
Radio Waaberi
Radio Horyaal

Suugaan
Hoyga Suugaanta
Aftahan
Farshaxan

Somaliland Links

Sanaag Web
Somalilandorg
Radio Somaliland
Hadhwanaag News
Somalilandtoday
Halgan News
Qarannews
Sooyaal News
Togdheer News
Somalilandnet
Somalilandfuture
Somalilandcenter
Somaliland Law
Iftin News
Golis News
Haatuf
Somalilandtalk
TV S/land Europe
Hargeysa News
Reddsea-Online
Waridaad
Garadag Online
Ceel-Afweyn
Tuuruus

SOPRI
Togdheer Sports
Somaliland Ed


Somali Links

Maxkamadaha
Wadanka News
Hornafrik News
Waaga Cusub
Shabelle.net
D a l k a

 
 

Silsilad Suugaameed
Gufaaco - M X Cabdulle
Gubtahanyo -M C Haldeeq

Ciidamo wata gaadiid dagaal oo ka soo goostay Cabdi Qaybdiid

Sunday, November 19th, 2006

Mogadishu - Ugu yaraan 30 maleeshiyo oo wata Labo baabuur oo kuwa dagaalka ah ayaa ka soo goostay Ma-quuste Cabdi Qeybdiid. Ciidamadan ayaa ku soo biiray kuwa MMI ee fadhigoodu yahay aagga Bandiiradley xilli laga cabsi qabo dagaalo lagu hoobto oo ka dhaca gobolka Mudug.
Maleeshiyada ayaa watay laba tekniko oo midkood yahay qoriga Zuu-ga lidka diyaaradaha halka kan kalena lagu sheegay qori Dhashiike ah.

Ciidamadan iyo hubkooda waxa xaqiijiye ilo lagu kalsoon yahay oo ku kala sugan aagga hore ee Maxaakiimta iyo magaalada Gaalkacyo-ba mana aha markii ugu horreysey ee ciidamo ka soo baxsadaan dagaal-ooge Qaybdiid.

Sarkaal u hadlay maxkamadaha islaamka ee fariisinkooda uu yahay Bandiiradleey ayaa warbaahinta u sheegay in ay soo gaadheen maleeshiyo wadata labo baabuur oo kuwa dagaalka ah.

Maleeshiyaadkan raxan raxanta uga soo goosanaya shisheeye kalkaalka waxa ay ka midaysan yihiin inay hadda ogaadeen jillaafada lala damacsan yahay qaranka Soomaaliyeed oo uu cadawgu dano guud iyo kuwo gaar ahba ka lee yahay. Dhallinyaradan la khalday ayaa la dagaal geli doonta kuwa Maxaakiimta una diyaara inay naftooda u huraan diffaca diintooda iyo dalkoodaba.
Caynaba News kama masuul aha afkaarta ay xanbaarsan yihiin qoraallada ay akhristayaashu fekerkooda ku cabbirayaan.

Xaawo Xusen Xandulle oo maamulka Majeerteeniya xaqdarro ku haysato

Habaarqabihii 3 aad ee Somalia ka kaca (new)

XASUUQ

Xasuuqan Xeerkee dhigaya!

 

 

 


BUUG CUSUB

Buug suugaameedka "Halqabsi" waxad ka helaysaa murtidii Abwaan Max''ed Aw Cali Cartan. Waxad ka heli kartaa
More contents coming

Somaliland History

THE ISAQ SOMALI DIASPORA AND POLL-TAX AGITATION IN KENYA

"Memoir on the Western Edoor Tribes.." - By Lieutenant C.J. Cruttenden

Malao - Berbera as possible Capital of 'The Other Berberia' (Ancient Somaliland)

Postal and Monetary History of British Somaliland - By Marc Van Daele

Immigration and Emigration - South East Wales

A Seafaring Tale - By Isman Hassan Ali

Somaliland - Wikipedia


Taariikhda Saylac, Berbera iyo Sheekh

The First footsteps in East Africa; by Richard burton

The origin of Jabarti Somal

The Somali Ethnic Group and Clan System: By Jack L. Davies

Journal of Adventures in Somali Land; By John Hanning Speke

The Somali Community in the Port of London

Warqaddii Suldaan Cali Yuusuf u diray Filonardi.

Warqaddii Boqor Cisman ku baryayey  Filonardi


 
 

 
 
 


Caynaba News © 2005.