news@caynaba.com    
Top Sites


Audio News
BBCSomali.com
11:00 GMT
14:00 GMT
18:00 GMT

Radio Hargeisa
Radio Golis
Radio Waaberi
Radio Horyaal

Suugaan
Hoyga Suugaanta
Aftahan
Farshaxan

Somaliland Links

Sanaag Web
Somalilandorg
Radio Somaliland
Hadhwanaag News
Somalilandtoday
Halgan News
Qarannews
Sooyaal News
Togdheer News
Somalilandnet
Somalilandfuture
Somalilandcenter
Somaliland Law
Iftin News
Golis News
Haatuf
Somalilandtalk
TV S/land Europe
Hargeysa News
Reddsea-Online
Waridaad
Garadag Online
Ceel-Afweyn
Tuuruus

SOPRI
Togdheer Sports
Somaliland Ed


Somali Links

Maxkamadaha
Wadanka News
Hornafrik News
Waaga Cusub
Shabelle.net
D a l k a

 
 

Silsilad Suugaameed
Gufaaco - M X Cabdulle
Gubtahanyo -M C Haldeeq

Qaad laga keenay Hargeysa oo lagu gubay magaalada Muqdisho

Wednesday, November 15th, 2006

Mogadishu: Midowga Maxaakiimta islaamka Somalia ayaa maanta  meel fagaaro ah dab ku qabadsiiyey shixnad qaad ah oo ay leeyihiin ganacsato. Qaadkan oo lagu gubay bar Kontrol oo ku taala siinka Dheer ee x- Ctrl Afgooye oo lagu waday 3 baabuur kaasoo ka soo degey garoonka number 50 ee gobolka Sh/.hoose.

Qaadkaan oo noociisu ahaa Hareeri waxa iska lahaa ganacsato reer Muqdisho ah oo ka soo iibsatay magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland.

Midawga Maxaakiimta ayaa sido kale mamnuucay ka ganacsiga sigaarka iyagoo ku war geliyey ganacsatada Muqdisho inaanay sigaar danbe dalka soo gelin taas oo ganacsatada intooda badani ku qanceen.

Madiino Aw-cali iyo C/raxmaan Xuseen oo ka mid ahaa ganacsatadii qaadkaasi iska laheyd ayaa waxa ay suxufiyiinta u sheegeen in ay qasaareen lacag dhan 40 kun oo dollar, iyagoo sheegay in qaadka intii aanu ka soo dajin No.50 ay ogolaasho kaga heleen maxkamadaha islaamka madaxdooda.

“ Waxaanu soo mareynay wadada siinka dheer Ex Ctrl Afgooye halkaasi oo ay nagu sitaajiyeen ciidamada maxkamadaha oo dhulka ku soo daadshay qaadkii deetana ay dab qabadsiiyeen” ayay yiraahdeen ganacsatadani oo si weyn uga xumaaday falkaasi.  Ganacsatadaasi waxay yidhaahdeen ma jiraan wax war galin ah ama digniino ah oo ay siiyeen maxkamahu oo ku aadan in aynu joojino ka ganacsiga qaadka.

Waa markii ugu horeysay oo qaad ay ku gubaan maxkamadaha islaamka magaalada Muqdisho, iyadoo dhowaana isticmaalka qaadka iyo sigaarka laga mamnuucay magaalada Kismaayo

Caynaba News kama masuul aha afkaarta ay xanbaarsan yihiin qoraallada ay akhristayaashu fekerkooda ku cabbirayaan.

Xaawo Xusen Xandulle oo maamulka Majeerteeniya xaqdarro ku haysato

Habaarqabihii 3 aad ee Somalia ka kaca (new)

XASUUQ

Xasuuqan Xeerkee dhigaya!

 

 

 


BUUG CUSUB

Buug suugaameedka "Halqabsi" waxad ka helaysaa murtidii Abwaan Max''ed Aw Cali Cartan. Waxad ka heli kartaa
More contents coming

Somaliland History

THE ISAQ SOMALI DIASPORA AND POLL-TAX AGITATION IN KENYA

"Memoir on the Western Edoor Tribes.." - By Lieutenant C.J. Cruttenden

Malao - Berbera as possible Capital of 'The Other Berberia' (Ancient Somaliland)

Postal and Monetary History of British Somaliland - By Marc Van Daele

Immigration and Emigration - South East Wales

A Seafaring Tale - By Isman Hassan Ali

Somaliland - Wikipedia


Taariikhda Saylac, Berbera iyo Sheekh

The First footsteps in East Africa; by Richard burton

The origin of Jabarti Somal

The Somali Ethnic Group and Clan System: By Jack L. Davies

Journal of Adventures in Somali Land; By John Hanning Speke

The Somali Community in the Port of London

Warqaddii Suldaan Cali Yuusuf u diray Filonardi.

Warqaddii Boqor Cisman ku baryayey  Filonardi


 
 

 
 
 


Caynaba News © 2005.