Ha Laga Hortago Colaada uu
Majeerteen iyo Kuwo Kaleba Soomalida Kula Dhex Jiro Kana Dhex Oogo
Odhaah ama maahmaah Soomaaliyeed baa
tidhaahda walba, “Ninna caadadii ma daayo, Bahalna ceedhin ma
daayo.” Mid kalena waxay tidhahdaa, “Ceebtiis ma ahe, Caadadiis
waaye” taasoo aan uga gol leeyahay in colaada iyo xumaha Darood uu
yahay mid ay caadeysteen ceebna aan ku ahayn!!
Hadaba, waxa uu Majeerteen caadeystay
inuu marna Soomaali dulmigeeda iyo xasuuqeeda uu u adeegsado
karaamada iyo muruqa Qaranka Somalia ee uu burburka isagu u
horseeday hadana lagu hawlan yahay dib u soo nooleyntiisa ama mida
Maamul Goboleed ku-sheegan Majeerteniya ee naxashka saaran ama
mida Jabhad ku-sheegii SSDF ee uu horey ama hadaba hogaanka u hayo.
Waxa kale oo uu Darood caadeystay
inuu Soomaali dulmigeeda, dhiigeeda, iyo xasuuqeeda si badheedh ah
uga shaqeeyo oo uu xitaa u adeegsado ama ku soo hogaamiyo nacab
kale oo shisheeye iyo kufaarba ahi. Run ahaantii, xumaha Darood
waxaa kuu cadaynaya in ay yihiin beesha keliya ee Soomaali iyo
Islaamba sheegata ee tiroba saddex goor (marka laga reebo xiligii
mustacmarka Talyaaniga) ku tashatay iskuna raacday inay Soomaalida
kale gumaado iyagoo adeegsanaysa ciidamo qaran, ciidamo shisheeye,
iyo calooshooda u shaqaystayaal shisheeye ah.
Tusaale I: Waxay Jabhad Ku-sheegii
SSDF iyo Col. Cabdullahi Yuusuf ay Gaalkacyo iyo degaano kale oo
Somalia ahi ay ku soo hogaamin jireen diyaaradaha Xabashida taasoo
jiidahaas dhimasho, dhawac, burbur hantiyeed, iyo waxyeelooyin
kaleba u geystay dad farabadan oo Soomaaliyeed oo Islaam ah.
Tusaale II: Waxay SSDF iyo
Col. Cabdullahi Yuusuf ay had iyo gooraale soo hor kaci jireen
cadowga shisheeye ama kuna soo hoogaamin jireen Soomaali iyo dhul
Soomaaliyeedba ciidamada Xabashida sida magaalooyinka Balanbale
iyo Galdogob taasoo keentay inuu cadowgaasi uu goobahaas ku
xasuuqo Soomaali farabadan oo aan waxba galabsan aakhirkiina u
suurto geliyey inu degaanadaas calankiisa ka taagto!! Balanbale
iyo Galdogob waxay aakhirkii xoroobeen markii uu Eebe nacabkaas ka
kaxeeyey ka dib burburkii ku yimi Taliskii Keligii Taliye Mengistu
Hayle Mariam.
Tusaale III: Waxa uu rijiimkii
waxashnimada ahaa ee Qabiilka iyo waxa lagu sheegay Ehelka
Kacaanka ka koobnaa ee uu hogaaminayey Keligii Taliye Horor
Maxamed Siyaad Bare uu shacbi Soomaaliyeed oo Islaam ah gaar ahaan
beesha Isaaq oo aan waxba galabsan uu dalalka Rhodesia (Zimbabwe)
iyo South Africa uga soo kireystay diyaarado iyo duuliyaal
calooshooda u shaqeystal ah oo cunsuri ah si uu u gumaado reer
Somaliland nacabkaasoo magaalooyinka waaween sida magaalada
Hargeysa si waxashnimo ah u duqeeyey dhulkana la simay taasoo
keentay in 50,000 oo dadka rayidka ahi ay judhiiba ku quudh baxeen
kumaakun kalena ay ku dhaawacmeen kuna naafoobeen iyo 900,000 ilaa
1,000,000 oo kale ay siday boombo iyo gantaalo waaweyn ay ula
dhacayeen lagu baaraakiciyey loona qaxiyey dhinaca dalka Ethiopia
iyadoo ay weliba dayuurada dagaalku ay dhowr jeer ka daba
yimaadeen oo goobahaas ay dadkaas maatida u badan ay marayeen
dhimasho iyo dhaawac kale oo farabadan ugu geystay.
Tusaale IV: Waxa uu hada
Majeerteen iyo Col. Cabdullahi Yuusuf uu u qaylo dhaansaday Kufri
iyo Ciidamo Shisheeye oo hor leh taasoo ay ku doonayaan inay mar
kale ku gumaadaan Soomaalida kale gaar ahaan beesha Hawiye.
Hadaba, colaadan gamuurtay ee dhinaca
keliya ahi iyo xumahan joogtada ah ee uu Darood Soomaalida kula
dhex jiro kana dhex oogo had iyo gooraale, waa colaad Isirreed oo
waxaashnimo ah oo ka soo jeeda Mabda’a Daroodism-ka kuna saleysan
adeegsiga qabyaalada qayaxan ee sumeysan xukun boob,
kelitalisnimo, kelicunnimo, dhulbalaadhsi, cadaalad daro dhinac
walba saameysa, diin ta koor, xasuuq aan loo aabo yeelin, iyo
daadin dhiig Soomaaliyeed ama mid Islaameedba taasoo ay dhowr jeer
ku fuliyeen beelaha kale ee Soomaaliyeed hadana ku hawlan yihiin
hurinta mid kale iyo sidii ay ugu fulin lahaayeen Soomaali iyagoo
mar kale adeegsan raba karamada iyo muruqa Qarannimada Somalia ee
ay iyagu burburka u horseedeen hadana lagu hawlan yahay dib u soo
nooleyntiisa.
Run ahaantii, waxa uu Majeerteen,
Absame, iyo Mareexaan uu Soomaalida kale u geystay dulmi, fool
xumooyin, xasuuqyo, iyo godob lixaad leh oo aan halkan lagu soo
wada koobi karayn taasoo keentay in Soomaali ay maanta kala
dhimato ka dib markii ay nacabnimadoodaas, waxaashnimadoodaas, iyo
caqli xumadoodaasi ay u suurto gelisay in boqolaal kun oo Soomaali
ahi oo aan waxba galabsan ku naf waayeen, boqolaal kun oo Soomaali
ahi ku dhaawacmeen, boqolaal kun oo Soomaali ahi ku naafoobeen,
boqolaal kun oo Soomaali ahi ku goblameen, boqolaal kun oo
Soomaali ahi ku agoomeen, boqolaal kun oo Soomaali ahi ku
baraakaceen, boqolaal kun oo Soomaali ahi ku qaxootiyoobeen,
boqolaal kun oo Soomaali ahi ku caydhoobeen, iyo boqolaal kun oo
Soomaali ahi ay si kale ugu waxyeeloobeen kuwaasoo aan dhul, dad,
iyo xoolo toona ka haysan beelahan sidan u dhaqmeysa ee kibray ee
xumaynta Soomaalinimada, Daqanka, iyo Diinta Islaamkaba isku wada
raacday taasoo kuu cadeynaysa halka ay sartu ka qudhuntay ee ay
Somalia, Somaliland, Kilinka Shannaad, iyo NFD-ba ay ka degi kari
la’yihiin una baahan in hada la isla wada fahmo lagana wada
tashado meelna la isla dhigo sidii looga hortagi lahaa
waxyeelooyinka dambe ee Majeerteen, Absamee, iyo Mareexaan gaar
ahaan dagaaladan Isirreed ee ay hada hurintiisa, u dhaqaalo
urursigiisa, u hub urursigiisa, iyo u ciidan urursigiisa gaar
ahaan ciidamada shisheeye ee kufaarta ahi intay goori goor tahay.
Sidaas daraadeed, waxba yaanu Darood
qiiq isku qarin oo Soomaali ku beerlaxawsan kelmado madhan sida “midnimo,”
“Somalia waa muqadas,” iyo “Somaliweyn” oo huu haa ah ama waxba
yaanu Darood boodh isku soo qarin oo kugu soo gaban Soomaali waa
dad wada dhashay oo isku midab, luqad, dhaqan, iyo Diin ah oo afka
baarkiisa ah ama waxba yaanu Majeerteen Soomaalida qaarkeed sida
reer Somaliland ku eedeyn inay yihiin “Gaalo ehelkeed,” “Soomaalidiid,”
“Nabaddiid,” iyo kuwo ka “Goostay” Soomaalida kale taasoo aaney
waxba ka jirin Somalilandna ay tahay hoyaddii Soomaaliyeed ee ugu
horeysay inay dhul Soomaaliyeed ka taagto calan Soomaaliyeed oo
xor ah iskeedna ula midowday Somalia hadana iskeed ula soo noqotay
xoriyadeedii ay Koonfur cadifada Somaali jeceelka ku geysay ee
dilka, dhaca, iyo xasuuqa aan loo aabo yeelin loogu abaal guday.
Ugu dambeyn, waa inay Soomaalida kale
ay ka ilbaxaan Majeerteen iyo inta daba yaacaysa ee run mooda
tolla’ayda oo aaney ka dhegeysan kelmadahaas kor ku xusan ee
raqiiska ah ee beerlaxawsiga ah, brobagaandaha iyo beenta qaawan,
iyo eedeymahaas aan salka iyo raadka lahayn ee looga jeedo in lagu
dhooqeeyo magaca iyo haybada wanaagsan ee beelaha qaar ee looga
dan leeyahay in lagu khiyaameeyo ama lagu hoosaasiyo Soomaalida
kale ee daacada ah ee nabada jecel ee xidid iyo xigaalnimada
xeerisa ee derisnimo wanaaga lagu yaqaan.
Farah Ali Jama,
Ottawa, Canada.