  
|
 |
|
Xisbi cusub
ayaan furayaa iyo UCID ayaan ugu shubay laba meesha wada
qabta miyay yihiin Cabdilaahi?
Ali Mohamoud (London) |
|
Monday,
December 4th, 2006 |
|
|
|
Cabdilaahi
Jawaan ayaa laga hayaa 'Faysal daawaha ayuu ku soconayey manuu
lahayn awood uu kula tartamo xisbiyada kale balse eexasho farabadan
iyo naas nuujin ayuu kusoo baxay' hadaba arinta meesha taala waxay
tahay; Cabdilaahi Jawaan Xisbiga uu ku dhawaaqay inuu furi doono
taloow miyuu sii ogyahay? in loogu shubi doono sidii uu ugu qaraaba
kiilay Faysal iyo Ucid Doorashooyinkii dalka kadhacay.
Waxaa kaloo iyaduna meesha kujirta oo is weydiin mudan iyadoo markii
horeba tuhun badani jiray intee inleeg ayuu taloow Cabdilaahi ugu
shubay UDUB oo ah Dawlada maamulka dalka maanta haysa?
Long Live Somaliland - Musuq maasuqa & Danaystuhu labaduba hadhacaan!
Ali Mohamoud (London)
info@CallSomaliland.com |
| Caynaba News
kama masuul aha afkaarta ay xanbaarsan yihiin qoraallada ay
akhristayaashu fekerkooda ku cabbirayaan. |
|
|
 |
|